Gudoomiye Mursal oo digniin culus ka bixiyey kuraasta la xawilanayo ee Baarlamanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka digay kuraasta loo wareejinayo gobollada aysan deganeyn beeshii laheyd. Mursal ayaa hadalkan ka jeediyey doodii xeerka asteynta kuraasta Golaha Shacabka oo haatan hor yaalla golaha shacabka Isagoo hadal gaar ah u jeedinayey xildhibaanada sida ku tala galka ah gobol aysan beelahooda degin … Continue reading Gudoomiye Mursal oo digniin culus ka bixiyey kuraasta la xawilanayo ee Baarlamanka